Home Wararka Maanta Dab xoogan ayaa Qabsaday Goob Ganacsi uu ku Taala Muqdisho (Sawiro)

Dab xoogan ayaa Qabsaday Goob Ganacsi uu ku Taala Muqdisho (Sawiro)

0

Dab Xoogan ayaa Goor dhaw ka kacay Isgooska Jiira Garoob ee Degmada yaaqshiid, gaar ahaan Goob Ganacsi oo Maqaaxi ah.

Dabkaan ayaa ka dhashay Mid ka mid ah Haamaha Gaaska oo Tiilay Meel Maqaaxi ah oo Afur Lagu sameenayay, waxaana Basbeelay dhamaan wixii yiilay Goobtaas Ganacsi oo Maqaaxi iyo Dukaan ka Koobneed.

Gaadiidka dab damiska ayaa Goobta soo gaaray waxaana sidoo kale Gurmad Xoogan sameeyay dadka Deegaanka si dabku uusan usii Faafin.

Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor oo Ka qeyb galay Kulan R/W Rooble uu la qaatay Ganacsatada (Sawiro)
Next articleWaa Maxay Ergayga Cusub oo Dowladda Qadar usoo Dirayso Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here