Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoor Qoor oo Hambalyo U Diray Munaadabada Ciiida Owgeed

Madaxweyne Qoor Qoor oo Hambalyo U Diray Munaadabada Ciiida Owgeed

0

Ciid Wanaagsan 01 May 2022 – Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ummadda muslimka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay farxadda munaasabadda Ciidul Fitriga, asagoona Eebbe uga baryay in ciidan ciideeda nagu gaarsiiyo farxad iyo baraare.

Madaxweynaha ayaa si gaar ah farxadda ciida lawadaagay shacabka reer Galmudug, waxaana uu madaxweynuhu Eebbe ka rajeeyay in uu naga wada aqbalo acmaashii suubanaa intii lagu guda jiray bishii barakeysneed ee Ramadaan.

 

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo Hambalyo U Diray Umada Soomaaliyeed Ciisa owgeed
Next articleRasmus Paludan oo Markale Quraanka Kariimka ku gubay Caasimada Stockholm iyo Uppsala

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here