Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo Hadda Shir Gudoominaya Shirka Golaha Wasiirada Galmudug

Madaxweyne Qoor Qoor oo Hadda Shir Gudoominaya Shirka Golaha Wasiirada Galmudug

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa haatan shir guddominayo shirka Golaha Wasiirada oo markii ugu horeysay lagu qabanayo magaalada Guriceel ee Galgaduud.

Guriceel oo maalmo dagaal ah wajahday bilaawgii ilaa bartamihii todobaadkan, waxaa caawa ay martigalineysaa shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Galmudug.

Xaalada Guriceel, amniga guud degaanada Galmudug iyo doorashada Faderaalka ah ayaa la tilmaamayaa in looga hadlayo shirkan ka socda Guriceel.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo gaaray Gurceel
Next articleMadaxweyne Qoorqoor oo digniin u diray Culimada hubeysan ee Ahlusunna

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here