Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Gurceel

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Gurceel

0

Madaxwaynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye “QoorQoor” ayaa soo gaaray Degmada Guriceel oo shalay Ciidamada Dowlada Federaalka iyo kuwa Galmudug ay la wareegeen ka dib Markii Ahlusuna Wadahadal uga baxeen.

Madaxwayne QoorQoor ayaa si gaar ah u booqanaya Xerada Ciidamada xoogga dalka ee Har-qaboobe, halkaa oo ay joogaan saraakiisha sare ee ciidanka iyo dhamaanba askartii ka qayb qaadatey howlgalka soo idlaadey.

Ahlusunna Ayaa Gurceel haysatay Muddo 22-maalmood ah waxayna Dagaal xoogan la galeen Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Galmudug oo isku dhinac ah.

Madaxweynaha Galmudug ayaa Wadahadal la yeelan doona Madaxda Gurceel Ganacsatada iyo Odayaasha Dhaqanka

Ad
Previous articleSheikh Shaakir oo war ka Soo saaray Dagaalkii gurceel
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo Hadda Shir Gudoominaya Shirka Golaha Wasiirada Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here