Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo Gaaray Degmada Baxdo Xili uu joogsaday Howlgalkii Alshabaab...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Gaaray Degmada Baxdo Xili uu joogsaday Howlgalkii Alshabaab lagula Dagaalamayay

0

Warar Hada naga soo gaaray Degmada Baxda ayaa Sheegay.

in Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa gaaray degmada Baxdo ee gobolka Galguduud, ujeedka safarka madaxweynaha ayaa lagu sheegay dardar gelinta dagaallada ka dhanka ah kooxda kooxda  ah ee AS.

Sida aan wararka ku helnay, madaxweynaha ayaa halkaas dagi doono inta laga xoreynaayo degmada Xarardheere iyo deegaannada kale ee ka maqan maamulka Galmudug.

Ad
Previous articleDil Goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Ninkii geestay oo gacanta lagu dhigay
Next articleAl-Shabaab oo ka hadashay weerarkii ay ku qaadeen hoteel Villa Rays

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here