Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo Dib ugu soo laabatay Degaanada Galmudug(Sawiro)

Madaxweyne Qoor Qoor oo Dib ugu soo laabatay Degaanada Galmudug(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahanba howlo shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa dib ugu soo laabtay caasimadda Galmudug ee Dhuusaamarreeb.

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka Galmudug, Cali Daahir Ciid, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan labada gole ee dowladda Galmudug, maamulka Caasimadda iyo masuuliyiin kale.

Ad
Previous articleRa’iisul Wasaare Xamse Oo U Ambabaxay Dalka Itoobiya Xili Xiriirka itoobiya iyo Soomaaliya Soo Hagaagaayo
Next articleP.M oo Itoobiya Kula Kulmay Ciyaartoydii Soomaaliyeed ee Guusha Soo Hooyay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here