Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahanba howlo shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa dib ugu soo laabtay caasimadda Galmudug ee Dhuusaamarreeb.
Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka Galmudug, Cali Daahir Ciid, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan labada gole ee dowladda Galmudug, maamulka Caasimadda iyo masuuliyiin kale.
Ad