Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoor Qoor oo Dhuusamareeb Dib ugu laabatay(Sawiro)

Madaxweyne Qoor Qoor oo Dhuusamareeb Dib ugu laabatay(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kadib safar gaaban oo ku tagay dalka dibadiisa.

Masuuliyiin uu ugu horreeyo Madaxweyne ku xigeenka xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Dahir Ciid, Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug mudane Maxamed Nuur gacal, xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug, maamulka caasimadda iyo masuuliyiin kale ayaa kusoo dhaweeyay madaxweynaha iyo wafdigiisa Garoonka Diyaaradaha ee Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb.

Ad
Previous articleXasan Sheekh Maxamuud oo shaaciyay xilliga lasoo celinayo dhammaan ciidamada Soomaalida ee ku sugan Eritrea
Next articleLafta-Gareen Oo Fariin Culus U Diray Siyaasiyiinta Diidan Mudo Kororsigiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here