Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Madaxweyne Laftagareen “77 Xildhibaan maanta State heysta ma leh, laba State oo...

Madaxweyne Laftagareen “77 Xildhibaan maanta State heysta ma leh, laba State oo la isku daray ayaa heysta 77 xildhibaan”

0

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta-Gareen oo xalay ka hadlayay Munaasabad abaal marin lagu guddoonsiinayay Guddiga doorashada ee SEIT ayaa ugu baaqay inay midnimo muujiyaan oo aan lakala qeybin 69 Xildhibaan iyo 8 Senatar ee Koofur Galbeed laga soo doortay.

“77 Xildhibaan maanta State heysta ma leh, laba State oo la isku daray ayaa heysta 77 xildhibaan waxaan rabnaa awoodda iyo tirada intaas la’eg waxtarkeeda in Koonfur Galbeed laga arko oo ay ka muuqato, waxaan rabnaa in aan la idin kala qeybin noocyada kala duwan ee bulshada loo kala qeybin jiray, sumadda iyo magaciina inuu ahaado Koofur Galbeed, waxaan Soomaali aheyn aadan ka shaqeynin, Koofur Galbeedna aad u shaqeysaan”

Ad
Previous articleJubaland oo Maantay Soo Afmeertay kuraastii Taalay Kismaayo(Sawiro)
Next articleDeg Deg: Sheekh aadan suni oo Shaaciyay inuu ku Biiray Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here