Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa rajjo xumo ka muujiyay in Gobolka Gedo lagu qaban karo doorashada Golaha shacabka, isagoo sheegay in ammaanka magaalada Garbahaareey uu faraha kasii baxayo.
Maxamuud Sayid Aadan ayaa ku eedeeyay masuuliyad darrada amni ee gobolka Gedo.
madaxweyne Farmaajo ayuuna Ku eedeeyey inuu isagoona kuna Tilmaamay inuu duulaan kuso Qaaday Gobalka Gedo.
Maamulka Jubbaland ayaa doonaya in Gedo laga wareejiyo doorashada si ay doorashada ugu madax banaanadaan, halka dowladda ay rabto in doorashada lagu qabto halkaas.
Warkaan ayaa Kusoo aadaya iyadoo Maantay Kismaayo ay ka Bilaabatay Doorashada Golaha Shacabka ee Jubland Kumatali Doona lama Oga Siday ay ku Dhamaan Doonto Dorashada Gobalka gedo oo ay taalo 16 kursi.