Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Galmudug iyo Kuwa Xooga Dalka oo minooyin Soo Saaray sheegayna inay...

Ciidamada Galmudug iyo Kuwa Xooga Dalka oo minooyin Soo Saaray sheegayna inay Shabaab layeen

0

Ciidamadda Xoogga Dalka iyo NISA ayaa deegaano hoostaga magaalooyinka Dhusamareeb iyo guriceel.

howlgalo ay ka fuliyeen ayay Sheegeen inay Ku  dileen inka badan 20-maleeshiyaad katirsan  Al-shabaab.

 

iyagoo gacanta ku dhigay walxaha qarxa oo Alshabaab  ay doonayeen inay ku waxyeeleeyaan shacabka Reer Galmudug

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka ay maalmihii ugu dambeeyay kordhiyeen howlgalada ay ku baacsanayaan argagixisada,.

 

taasi oo keentay inay ku guuleeystaan kahortaga dhagar badan oo ay soo maleegeen nabadiidka, iyagoona dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad badan.

Shalay ayay Ahayd Markii Ciidamada Gorgor oo Kaashanaaya Daraawishta Galmudug Weerar ay ku Qaadeen Degaanka Sinadhaqa oo 15 km u jiro Caasimada Galmudug Dhuusamareeb

Ad
Previous articleMadaxweyne ku Xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid adan oo Rajo Xumo Ka Mujiyay in Gobalka Gedo Doorasho lagu Qabto
Next articleWasiirka Gaadiidka Koonfurgalbeed oo Kismaayo Xildhibaan loogu Doortay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here