Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Ciidamadii Saakay laga Qaaday Muqdisho oo Gaaray Magaalada Baladwayne iyo ujeedka Loogeeyey...

Ciidamadii Saakay laga Qaaday Muqdisho oo Gaaray Magaalada Baladwayne iyo ujeedka Loogeeyey Halkaas.

0

Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne waxaa hadda soo gaartay Diyaaradii wadday cutubyo ka tirsan ciidamada Haramcad.

 

 

 

Ciidankan ayaa horu-dhac ah ciidamo kale oo badan oo isugu jira Gorgor iyo Haramcad oo dowladda Fedaraalka Soomaaliya maalmaha soo aadan usoo daabuli doonta magaalada Beledweyne.

 

 

Durba su’aalo badan ayaa hareeyay keenista ciidankan warar kala duwan ayaa kasoo baxayaan keenistooda magaalada Beledweyne.

 

Ujeedka Ciidankaan ayaa Lagu Sheegay in larabi in lagu weeraro Ciidamada Jeneraal Xuud ee Baladwayne Qaybk Kamid ah la waeeay Shalay.

 

Cali Guudlaawe Madaxweynaha Hirshabeele ayaa Shalay Codsaday In Ciidamo lasiiyo Si uu utago Magaalada Baladweyne oo 21 kursi Dorashadeedu Taalo.

Ad
Previous articleCiidamo farabadan oo Ka Tirsan GorGor iyo Haramcad oo saakay loo Qaaday Magaalada Baladwayne si ay Uga Saraan Ciidama Xuud
Next articleMadaxweyne ku Xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid adan oo Rajo Xumo Ka Mujiyay in Gobalka Gedo Doorasho lagu Qabto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here