Home Wararka Maanta Madaxweyne ku Xigeenka galmudug oo Maanta Lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb (SAWIRO)

Madaxweyne ku Xigeenka galmudug oo Maanta Lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb (SAWIRO)

0

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo Safar shaqo oga maqnaa Caasimada Galmudug ee dhuusamareb ayaa maanta soo gaaray Caasimada Galmudug ee dhuusamareb.

waxaa garoonka Diuaaradaha  kusoo dhaweyay  Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Dr maxamed Nuur Gacal Golaha wasiiradda Xildhibaanada maamulka Caasimada iyo Bulshada qebaheda Kala Duban.

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Maalmihii  la soo dhaafay Ka maqnaa Deegaanada Galmudug ayaa u mahadcaliyay dadkii soo dhaweynta usameeyay.

Ad