Home Wararka Somaliya Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo gaaray Cadaado (SAWIRO)

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo gaaray Cadaado (SAWIRO)

0

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Galmudug ahna kusimaha madaxweynaha mudane Cali Daahir Ciid iyo wafdi balaarran oo uu hoggaamninayo ayaa goordhaw
soo gaaray magaalada Cadaado.

Waxaana xarunta Madaxtooyada kusoo dhaweeyey guddoomiye ku xigeen 1aad Ee Baarlamaanka,Guddoomiyaha Degmada Cadaado iyo xubnno ka tirsan golleyaasha Xukuumadda iyo Barlamaanka.

Madaxweynaha ayaa la kulmay qeybaha bulshada isagoona daahfuraya mashaariic la hirgeliyey Magaalada Cadaado.

Ad
Previous articleDhegayso Qasaare ka dhashay Hoobiyaal ku dhacay Degmada Wadajir
Next articleKutlada Xildhibaanada oo soo Dhaweeyay Madasha Badbaadada Qaran (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here