Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo gaaray Caabudwaaq (Sawiro)

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo gaaray Caabudwaaq (Sawiro)

0

Wafdi uu hugaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa safar dhulka ah ku gaaray Dagmada Cabudwaaq ee uqooyiga Gobalka Galgaduud.

Wafdigaan oo qeyb ka yihiin masuuliyin ka tirsan Labda Gole ee Dowlada Galmudug waxaa magaalada cabudwaaq ku soo dhaweeyay Maamulka Dagmada iyo qeybaha bulshada Dagmada Cabudwaq.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa magaalada Cabudwaaq u yimid Furista iyo soo xirista mashaaricyo hormarineed oo laga hir galinayo Dagmada cabudwaaq.

Ad
Previous articleMaamulka Degmada Gaalkacyo oo wadooyin Mudo Xirnaa Maantay Dib ufuray
Next articleShaybaarka Xoolaha oo Maanta Laga dhagaxdhigay Galmudug (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here