Home Wararka Maanta Maamulka Degmada Gaalkacyo oo wadooyin Mudo Xirnaa Maantay Dib ufuray

Maamulka Degmada Gaalkacyo oo wadooyin Mudo Xirnaa Maantay Dib ufuray

0

Maamulka Xaafada Horseed Magaalada Gaalkacyo Oo Dib U Furay Wadooyin Xirnaa.

Gudomiyaha Xaafada Horseed Nuuro Ahmed Cabdi Oo ay Weheliyaan Agaasimaha Waaxda Howlaha Guud iyo Dhul Bixinta iyo Madaxa Joomistiriga Maamulka Dowlada hoose ayaa Maantay ku Guuleystay inay dib U Furaan Wado Muhiim ah Oo Dhex marta Xaafada Horseed Oo Mudo Dhowr Sanadood ah U Xirneed Dad Shacab ah.

Maamulka Xaafada Horseed Ee Magaalada Gaalkacyo ayaa Dadaal Ku Bixiyaayo in Dib Loo furo Wadooyinka Xiran Ee ku yaala Xaafadaas.

 

Ad
Previous articleMadaxweynaha Eriteriya”Dhibka Soomaaliya Haysta Waa inaysan Noolaan Karin Shisheeye la’aantiis”
Next articleMadaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo gaaray Caabudwaaq (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here