Home Wararka Maanta Madaxweyne Farmaajo oo Shrikad Mareykanka ah kala hadlay Ololihiisa (Akhriso)

Madaxweyne Farmaajo oo Shrikad Mareykanka ah kala hadlay Ololihiisa (Akhriso)

0

Dowladda Soomaaliya, ayaa shirkad laga leeyahay Maraykanka u xilsaartay Sidii Madaxweyne Farmaajo uu olole uga samayn lahaa gudaha Maraykanka.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Maraykan Cali Shariif, ayaa shirkad ka dhax ololeesa congrass Maraykanka ka dalbay sidii Madaxweyne uu ku imaan lahaa Maraykanka uuna ula kulmi lahaa guddiga arimaha dibadda iyo xubno ka tirsan Maamulka Madaxweyne Joe Biden

Arintan ayaa dhacday bishii Maarso,xilli dowladda Maraykanka ay ka dalbaysay Soomaaliya in wada hadalka uu Sii socda muddo kordhin aan la aqbali doonin.

Embattled Somali president hires lobby shop for US visit

Ad
Previous articleMidowga Yurub oo Taageeray Go’aankii Midowga Afrika ay ku diideen Muddo Kordhinta
Next articleQaabka uu u dhacay dilkii gudoomiyihii degmada Hodan oo la soo bandhigay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here