Home Wararka Caalamka Madaxweyne Deni oo si kulul caawa uga Hadlay Dagaalkii Bosaaso

Madaxweyne Deni oo si kulul caawa uga Hadlay Dagaalkii Bosaaso

0

Madaxweyne Deni oo Caawa Gariwe Shir Jaraaid ku qabtay Ayaa Sidaan yiri

“General Maxamuud Diyaano waxaan ugu baaqayaa in uusan mustaqbalka danbe iska xumayn, qofkasta sharcigaa ka weyn, aabihiis iyo walaalkii dalkay ayey u soo shaqeeyeen”

“Ma ahayn wax la filayay waxa Puntland ka dhacay waliba Boosaaso inay ka dhacaan. Amarka dowladda hadii la qaadan lahaa maanta waxaan ma dhaceyn.”

“Odayaasha Boosaaso ku maqan ee xalka ku jira Waqti ayaan siineeynaa. Lakin hala ogaado sharciga wax ka weyn malahan”. Madaxweyne Saciid Deni oo goordhow.

In ka badan 8 jeer ayuu isticmaalay Erayga “Wixii dhacay in ay qadar ahayd” nasiibdarro in uu dagaalkii kudhacay ayuu sheegay, Xalay-dhalay in laga noqdo oo laga gudbo dagaalka ayuu sheegay, mawqifkiisa ku wajahan Hubka, gaadiidka iyo xarumaha PSF ayuu sheegay in ay dawladdu leedahay

Ad
Previous articleGaari Xalay La Dhacay oo Ciidamada Policeka Cadaado ay gacanta Kusoo Dhigeen(Sawiro)
Next articleGaroonka aadan Cadde oo Laga xiray Qeybta Tarminaalka ee UN ay isticmaalaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here