Home Wararka Maanta Gaari Xalay La Dhacay oo Ciidamada Policeka Cadaado ay gacanta Kusoo Dhigeen(Sawiro)

Gaari Xalay La Dhacay oo Ciidamada Policeka Cadaado ay gacanta Kusoo Dhigeen(Sawiro)

0

Ciidamada Nabad Sugida iyo Boliska Cadaado ayaa ku guuleestay in ay gacanta ku soodhigaan Malayshiyaad Xalay baabuur ka dhacay magaalada Cadaado.

Ciidamada Amaanka ayaan baabuurkii dib ugu celiyay Dadkii laga dhacay.

Magaalada Cadaado ayaa Maalmihii Danbe Waxa faraha Kasii Baxay Amnigoode laba Maalin kahor ayay ahayd  Markii Bartamaha Magaalada Cadaado Lagu Rasaaseeyey Agsimihii Hore ee Cusbitaalka Cadaado Dr. Qaareey.

 

Ad
Previous articleMaraykanka oo Taageeray Go,aan uu dhawaan Gaaray Raysulwasaare Rooble
Next articleMadaxweyne Deni oo si kulul caawa uga Hadlay Dagaalkii Bosaaso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here