Home Wararka Maanta Madaxweynaha Soomaaliya oo Goor dhaw u safray uganda

Madaxweynaha Soomaaliya oo Goor dhaw u safray uganda

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Goor dhaw ka duulay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.

Safarka Madaxweynaha ayaa ku sii jeeda Magaalada Kampala ee dalka Uganda si Halkaasi uu uga qeyb-galo Munaasabada Furitaanka Bangiga Ganacsiga Soomaaliya iyo Uganda

Madaxweynaha waxaa safarkiisa ku wahlinaya xubna ka Tirsan Ganacsatada Soomaaliyeed

Ad
Previous articleGanacsade Soomaaliyeed oo Lagu dilay Konfur Afrika
Next articleMaxaa ugu Muhiimsan Qorshaha Xukuumadda Cusub ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here