Home Wararka Maanta Ganacsade Soomaaliyeed oo Lagu dilay Konfur Afrika

Ganacsade Soomaaliyeed oo Lagu dilay Konfur Afrika

0

Allaha u naxariistee waxaa dalka Konfur Afrika Lagu dilay Abdinaafac Maxamuud Macalin ibraahim, waxaana Lagu dilay dukaankiisa oo ku yaala xaafada Mayfair ee Magalada johannesburg.

xalay ayaa lagu aasay qabuuraha Muslimiinta ee Westpark Cemetery iyadoo qeybaha kala duwan ee jaaliyadda ay ka qeybgaleen aaska Marxuumka

Marxuumka dilka loo gaystay ayaa ahaa nin si weyn Looga qadariyo magalada johannesburg

Dilka waxaa geeystay sida la sheegay rag midiyo ku hubeeysnaa iyado ciidamada booliska ay baadi goobayaan burcadaasi

 

Ad
Previous articleBiden oo si caro leh uga hadlay dil argagaxa leh oo loo geystay dad Muslmiin ah ee Ku Nool Maraykanka.
Next articleMadaxweynaha Soomaaliya oo Goor dhaw u safray uganda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here