Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, Wasiir ku Xigeenka Wasaradda Warfaafinta Dowladda federaalka C/raxmaan Al-cadaala, Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federalka, Xubnaha Labada Golle ee Dowlad Goboleedka Galmudug, maamulada Mudug iyo Galgaduud, kan degmada Gaalkacyo ayaa ka qeybgalay Munaasabadda Caleemo saarka Maamulka cusub ee Degmada Cadaado oo maantay ka degmadaasi.
Ad