Home Wararka Somaliya Galmudug Sidee loo kala qeyb aaday awoodaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka

Sidee loo kala qeyb aaday awoodaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka

0

Guddiga loo magacaabay Hay’adda Maareynta Musibooyinka SODMA- ee qabanaysa howlaha Abaaraha, hoggaankeeda sare waa kala qoondeystay/qaatay.

1- Maxamuud Macallin Cabdullaahi, ayaa noqday Gudoomiyaha Hay’addan, wuxuuna kasoo jeeda Beesha Abgaal.

2- Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa noqday Gudoomiye kuxigeenka, wuxuuna kasoo jeeda Beesha Ogaadeen.

3- Cabdirashiid Maxamuud Xasan- ayaa lagu magacaabay Agaasime wuxuu kasoo jeeda Beesha 5-aad.

4- Luul Axmed Calow – loo magacaabay Agaasime, waxay kasoo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle.

5- Cabdirisaaq Axmed Cali- ayaa laga dhigay Agaasime, wuxuu kasoo jeeda Beesha Dir.

Ad
Previous articleHooyo Faa’iso: Adeeg ayaan Gabadheyda u diray, balse maydkeeda ayaa la’iikeenay
Next articleMadaxweynaha Qoor qoor iyo xubna ka Tirsan DFS oo ka Qeyb-galay Munaasabada Caleema saarka Gudoonka Cadaado (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here