Home Wararka Maanta Madaxweynaha iyo Ra’isul Wasaaraha oo Kulan gaar ah yeeshay (Sawiro)

Madaxweynaha iyo Ra’isul Wasaaraha oo Kulan gaar ah yeeshay (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre , ayaa warbixin ka siiyo Madaxweyne Xasan Sheekh kalana hadlay howsha socota ee lagu soo dhisayo Golaha Wasiiro.

 

Ra’isul Wasaare Xamza oo laga sugayo inuu Soo dhiso gole wasiiro ayaa Madaxweynaha Dalka usheegay inuu Soo dhisayo gole wasiiro oo Lagu kalsoonaan karo oo u adeegi kara Shacabka Soomaaliyeed isla markaana gaarsiin kara mudnaanta horumarineed Dad iyo Dalka .

Ad
Previous articleSidee ayuu u Dhacay Qaraxii lagu dilay gudoomiye Waafow?
Next articleMadaxweynaha Faransiiska oo si weyn u dhaleeceeyay madaxda Afrika kuna Tilmaamay Munaafaqiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here