Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo Shacabka Baxdo la ciidaystay (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo Shacabka Baxdo la ciidaystay (Sawiro)

0

Madaxweynaha  Galmudug , mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa salaadda Ciiddul-Adxa kula dukaday shacabka reer Baxdo masjidka wayn ee degmada Baxdo.

Maxadweynaha ayaa salaadda kadib khudbad dhinacya badan tabanaysa u jeediyay Jamaacada masjidka, isagoo ugu horrayn guud ahaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka degmada Baxdo ku marxabeeyay farxadda Ciidul-Adxa.

Axmed Qoor Qoor ayaa shalay gaaray Deegaanka Baxdo ee Gobalka Galgaduud, waxuuna Maanta la ciidaystay Shacabka Deegaanka

 

Ad
Previous articleMadaxda Qaranka oo Maanta masaajidka Cali jimcaale kula dukaday Salaada ciida Kumanaan ruux oo Shacabka (Sawiro)
Next articleNabadoon Cabdi Cabdulle Xaashi oo Goordhawayd La Dilay iyo Faahfaahin kasoo Baxaysa Dilkiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here