Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo Saxiixay Miisaaniyada 2022 (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo Saxiixay Miisaaniyada 2022 (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta saxiixay miisaaniyadda Dowladda Galmudug ee 2022.

Miisaaniyadda Dowladda Galmudug ee sanadka 2022 ayaa waxaa horey u ansixiyay Baarlamaanka Galmudug.

Munaasabadda saxiixa Miisaaniyadda ayaa waxaa goobjoog ahaa Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Dahir Ciid iyo Wasiirka Maaliyadda Galmudug.

Ad
Previous articleCiidamada Dowladda oo Laba walaala ah ku Toogtay Muqdisho
Next articleCiidamo ka Tirsan Dowladda oo dadka Shacabka ah ku risaaseeyay Suuqa Hayat ee Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here