Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta saxiixay miisaaniyadda Dowladda Galmudug ee 2022.
Miisaaniyadda Dowladda Galmudug ee sanadka 2022 ayaa waxaa horey u ansixiyay Baarlamaanka Galmudug.
Munaasabadda saxiixa Miisaaniyadda ayaa waxaa goobjoog ahaa Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Dahir Ciid iyo Wasiirka Maaliyadda Galmudug.
Ad