Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Munaasabada Ciidda

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Munaasabada Ciidda

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor ayaa Hambalyo u diray dhamaan dadka Soomaaliyeed Munaasabada ciidul-axda Awgeed

Qoraal ka soobaxay Madaxtooyada Galmudug ayaa uqornaa sidaan.

 

” Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa guud ahaan umadda muslimka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay farxadda munaasabadda Ciidul-Adxa.

Madaxweynaha ayaa si gaar ah farxadda Ciidda la wadaagay shacabka Dowladda Galmudug, waxuuna Eebbe uga baryay in uu sanadkan sanadkiisa ku gaarsiiyo Soomaali oo dhan farxad iyo nabad waarta, isagoona dhanka kale madaxweynaha uu xusay in laga farxiyo dadka dan yarta ah maadaama ay tahay maalin wayn, oo dadku isku marxabeeyo farxadda Ciidda.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Hambalyo udiray dadka Soomaaliyeed
Next articleRa’isul Wasaare Xamze ” waa in la garab istaaga dadka abaartu saameysay “.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here