Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa qasriga madaxtooyada ku qaabilay xubno ka socday Guddiga hirgalinta doorashooyinka iyo guddiga Xalinta Khilaafkaadka ee Heer federaal oo uu hoggaaminyay guddoomiyaha guddiga.
Xubnaha Guddigaan ayaa Maanta gaaray Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb, waxaana Galmudug ka bilaavan doonta Doorashada aqalka sare.
Madaxweyne Qoor Qoor ayaa Laga sugaa inuu soo Magacaabo Xubnaha Aqalka sare ee Galmudug ka imaanaysa, si doorashadu ay u bilaabato.
Ad