Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo Kulan La qaatay Laamaha amniga Dalka Kana Dhoofay...

Ra’isul Wasaare Rooble oo Kulan La qaatay Laamaha amniga Dalka Kana Dhoofay Muqdisho

0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mohamed Hussein Rooble ayaa kulan la qaatay laamaha amniga ee Dowladda isaga oo faray xoojinta amniga guud ee waddanka gaar ahaan caasimadda Muqdisho .

Ra’iisul Wasaaraha dalka ayaa kula dar dardaarmay saraakiishaan in ay xil gaar ah iska saaraan sugidda amniga doorashooyinka dalka ka bilowday.

Kulankaan ayaa ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, waxaana kulankaan uu imaanayaa xilli Maanta Rooble uu u safrayo Dalka Kenya

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo Caawa Kulan la qaatay Guddiga Doorashada (Sawiro)
Next articleAkhriso Magacyada,Qabiilada iyo xubnaha lagu bedelay Musharaxiinta Aqalka Sare ee Puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here