Home Wararka Maanta Madaxweynaha Fransiiska oo sheegay in safiirkiisii Niger “afduub loo haysto”

Madaxweynaha Fransiiska oo sheegay in safiirkiisii Niger “afduub loo haysto”

0

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in safiirka dalkiisa u fadhiya Niger iyo shaqaale kale oo diblomaasiyiin ah “afduub loogu haysto” safaaradda Niamey ee dalka NIger.

Milatariga Niger ayaa dalbaday in Sylvain Itte uu dalka ka baxo bishii August.

Hogaamiyayaasha militariga Niger ayaa sidoo kale ku baaqay in Faransiiska uu kala baxo ciidamadiisa ka kooban 1500 askari oo halkaasi u jooga inay la dagaalamaan kooxaha jihaad doonka ah. Balse Faransiiska ayaa diiday baaqaasi.

Ad
Previous articleGaari Sahay U Siday Alshabaab oo Gacanta Lagu Dhigay
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Ciidamada Dowlada oo Dib u Qabsday Deegaanka Ceel lahelay