Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya mudane Hassan Sheikh Mohamud iyo Sharif Sheikh Ahmed oo ay wehliyaan xildhibaan Farah Sheikh Abdulkadir iyo xildhibaan Mohamed Abukar Islow Duale ayaa imika kulan ku leh hoyga uu Muqdisho ka degan yahay Madaxweyne Sharif Sheikh Ahmed oo ah guddoomiyaha Golaha Midowga Musharixiinta.
Kulanka mas’uuliyiintan ayaa looga arinsanayaa xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka iyo arimaha doorashooyinka oo dhowaan la filayo in laga shiro.
Kulankaan ayaa imaanaya xilli xalay warqad ka soobaxday Madasha Midowga Musharaxiinta ay beeniyen qaar ka mid ah xisbiyada dalka oo qeyb ka ah Midowga Musharaxiinta, waxaana soo baxayay warar sheegaya inuu jiro khilaaf Musharaxiinta dhexdooda ah.





Madaxweyne Xasan Shiikh oo Degmada Cadale kula afuray Madax kala duwan iyo Saraakiil:- Sawiro
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa degmada Cadale kulan afur ah kula qaatay hoggaanka iyo siyaasiyiinta deegaanka, ciidammada shacabiga ah ee
Caasimada Khartuum inteeda badan oo laga saaray Kooxda RSF
Taliyaha ciidamada Sudan, Jen. Cabdi Fattax Al-Burhan ayaa la filayaa inuu ku dhawaaqo inay milatariga la wareegeen gacan ku heynta caasimadda Khartuum Talaabadan ayaa noqonaysa guushii ugu sarreysay oo milatariga
Kooxda Shabaab oo lagu arkay inta u Dhaxeysa Muqdisho iyo Afgoye:- Sawiro
Shacabka Muqdisho ayaa caawa si aad ah u hadal haya xubno ka tirsan Al-Shabaab oo gabal dhicii maanta lagu arkay wadadda u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye Waxay halkaas isugu keeneen
Dagaalka Khartuum oo Xoogeestay iyo Ciidanka RSF oo la go’doomiyay
Ciidanka milatariga dalka Sudan , ayaa weerar culus oo u muuqda soo afjarid ku qaaday saacado kahor goobaha ay magaalada Khartuum kaga sugan yihiin ciidanka gurmadka deg degga ee RSF,
Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Howlgalo ka dhacay gobolada Baay iyo Shabeellaha Dhexe
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 8-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ka fuliyay deegaanka Deynuunaay ee gobolka Baay. Saraakiisha hoggaamineysay
Ad