Home Wararka Somaliya Madaxweyne Qoor Qoor oo kulan la qaatay Xubnaha Golaha Deegaanka Galkacyo {SAWIRO}

Madaxweyne Qoor Qoor oo kulan la qaatay Xubnaha Golaha Deegaanka Galkacyo {SAWIRO}

0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka  Galmudug Mudane Axmed Abdi kaariye “Qoorqoor” ayaa kulan la qaatay Maamulka iyo Golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo.

Madaxweyne Qoor qoor ayaa ayaa warbixin dhinacyo badan taabaneysa kaga dhageystay maamulka iyo masuuliyiinta Magalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

Kulankaan ayaa looga hadlay dardar galinta Howlaha shaqo ee Galmudug iyo sidii Loo sii xoojin lahaa.

Fadhigaan ayaa yimid ka dib markii dhawaan Galkacyo lagu dilay Wadaad caan ahaa ka dib markii Afduub Loo gaystay

Ad
Previous articleMadaxdii Hore ee dalka oo kulan Deg Deg ah uga soconaya Muqdisho {Sawiro}
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo Qado Sharaf Loogyu sameeyay Duleedka Galkacyo (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here