Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Madaxda Hirshabelle oo gaaray Maxaas iyagoo ku libisan Tuutaha Ciidanka (Sawiro)

Madaxda Hirshabelle oo gaaray Maxaas iyagoo ku libisan Tuutaha Ciidanka (Sawiro)

0

Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeynka Hirshabeele oo libisan Dharka Military-ga ayaa gaaray Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Waxayna sheegeen inay gaari doonaan Furimaha Dagaalka, Maadaama Hiiraan ay dagaalo ka socdaan

Cali Guudlaawe ayaa shalay ka degay Buula Burde oo Gobalka Hiiraan, waxaana ay Qorsheenayaan inay Dagaalka qeyb ka noqdaan

 

Ad
Previous articleKhilaaf Xoogan oo la Xariira howlaha gurmadka oo Markale banaanka Yimid.
Next articleWafdi uu Hogaaminayo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo gaaray Cadaado (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here