Home Wararka Maanta Madaale Macalin Mahdi iyo Warbac oo Boqday Hoyga Luul Cabdicasis oo Nolosha...

Madaale Macalin Mahdi iyo Warbac oo Boqday Hoyga Luul Cabdicasis oo Nolosha lagu Gubay dhawaan

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo uu wehliyo taliyaha boliiska qeybta guud Macallin Mahdi ayaa booqasho ku tagay hoyga hooyo Luul oo uu dhawaan nolosha ku gubay seygeeda.

Guddoomiye Madaale ayaa ballanqaaday inuu kafaalo qaadayo korriimada carruurta ay ka tagtay hooyo Luul, isagoo intaas ku daray in ninka falkaas geystay caddaaladda la horkeeni doono.

Dhinaca kale, taliye Macallin Mahdi ayaa xaqiijyey inay socdaan dadaallo lagu soo qabanayo eedeysanaha. Taliyuhu wuxuu sheegay in dal iyo dibadba meesha lagu arko uusan baxsan doonin oo uu mari doono caddaaladda.

 

Ad
Previous articleMaxamed Nuur Aadan oo Lixsano Kadib Soo Galay Gacanta Dowlada Soomaaliya
Next articleSarkaal Sare oo Ka Tirsanaa Alshabaab oo Maraykanka Tahriib ku Galay oo la Qabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here