Home Wararka Somaliya Puntland Maamulka Puntland oo War kasoo saaray Dagaalka Qaraar ee Wali Kasocda Laasaacaanood

Maamulka Puntland oo War kasoo saaray Dagaalka Qaraar ee Wali Kasocda Laasaacaanood

0

War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland ayaa looga hadlay dagaalka labo isbuuc ka badan ka socda magaalada Laascaanood ee u dhaxeeya dadka deegaanka iyo ciidamada Somaliland.

Puntland ayaa sheegtay in dagaalka u dhaxeeyo ciidamada Somaliland iyo dadka deegaanka oo ka gadooday dilal, xarig iyo tacadiyo kale ay u geesanayeen ciidamada maamulka Somaliland daacada u ah.

Warka kasoo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in dagaalka ka socda Laascaanood ay ku dhinteen dad ka badan 200 oo qof, ayna ku dhaawacmeen in ka badan 500 oo qof, waxa ay sidoo kale sheegeen in dagaalka ku barakaceen dad aad u badan.

Ad
Previous articleGuddiga aaya Ka Tashiga SSC oo Ka Hadlay Guulo ay MaantaybKa Gaareen Dagaalkii ka Dhacay Laasacaanood
Next articleArday Mindi ku dilay Macalimadiisii, xili ay cashar bixineysay oo xabsiga loo taxaabay (Sawirro)