Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Maamulka koonfurgalbeed Oo Shaaciyay Habraaca Kursigii Dhawaan Lagu Celiyay

Maamulka koonfurgalbeed Oo Shaaciyay Habraaca Kursigii Dhawaan Lagu Celiyay

0

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Koonfur galbeed ee SEIT ayaa shaacinaya Jadwalka Qabashada Doorashada Kursiga Hop-154 si loo waafajiyo Habraaca Doorashada guud ee Dalka.

Kursigan ayaa ka mid ahaa saddex kursi oo Guddiga doorashada heer federaal dib u celiyey, kuwaasoo markii dambe la fasaxay labo ka mid ah.

Kursigan waxaa horey ugu guuleysatay Xildhibaanad Sareedo, waxaana la filayaa in isla iyada ay ku soo baxdo mar kale, waxaana sababaha doorashadii hore loo diiday ka mid ahaa kuwo farsamo sida Xildhibaanad Sareedo oo keensatay gabar malxiis ah oo da ahaan aan qaangaarin.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA JADWALKA

Ad
Previous articleMasuul Maxamed C/llaahi Faarax (Jeeri) oo La Dilay.
Next articleGuddiga Doorashooyinka Oo Gaaray Garbahareey War Cusubna Soo Saaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here