Home Wararka Maanta Maamulka koonfurgalbeed ayaa Shaaciyay 11 kursi Dhawaan la Dooran Doono

Maamulka koonfurgalbeed ayaa Shaaciyay 11 kursi Dhawaan la Dooran Doono

0

Guddiga maamulka doorashada KGS (SEIT SWS) waxaa ay shaacinayaa 11 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay KGS gaar ahaan Magaalada Baydhabo.

Laftagareen ayaa Horay ula Saftay farmaajo asagoo Diiday inuu Kasoo Qaybgalo Kulanki Wadatashi Qaran ee ku dhawaaqay Raysulwasarare Rooble.

Ad
Previous articleRaysulwasaare rooble oola Kulmay Madaxwaynaha Jubaland iyo Puntland(Sawiro)
Next articleSafarka Madaxwayne Qoor qoor ee Muqdisho ku tagay oo ku guuleestay Xasilinta Xiisada Jirtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here