Home Wararka Somaliya Maamulka Jubalnd oo Soo saaray Gudi aysan Horay usoo Saarin Maamul Goboleedyada...

Maamulka Jubalnd oo Soo saaray Gudi aysan Horay usoo Saarin Maamul Goboleedyada Kale kaas oo ka shaqaynaaya Doorashoyinka

0

Guddiga doorashada Jubbaland ayaa shaaciyay Guddiyada xulista Ergooyinka dooranaya lixda kursi kuwaasoo isugu jira oday dhaqameedka iyo labo ka mid ah Bulshada Rayidka.

Jubbaland ayaa noqoneysa dowlad goboleedkii u horreysay ee soo bandhigta Guddiga soo xulaya ergooyinka, taasoo ka mid furo u noqoneysa hannaanka daah furnaanta ee doorashada Golaha Shacabka, iyagoo ka duwan Dowlad Goboleedyada Koofur Galbeed iyo Galmudug oo aan haba yaraatee soo bandhigin Guddiyada xulista ergooyinka, waana tan keentay in kuraasta qaar ee la doortay ay cabasho laga keeno, qaarkoodna dacwad laga gudbiyay.

Ad
Previous articleXisbiga Wadajir oo Madaxtooyada Soomaaliya ku Eedeeyay Dagaalka Boosaaso (Akhriso)
Next articleGuddigii loo saaray baaritaanka gafkii ka soo yeeray Taliyaha Ciidanka badda ay go’aan gaareen iyo Villa Soomaaliiya oo ka hortimid Go,aankaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here