Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Maamulka Hirahabeele oo Noqday maamulki ugu Danbeyey oo Dorashada Bilaaba aya...

Maamulka Hirahabeele oo Noqday maamulki ugu Danbeyey oo Dorashada Bilaaba aya Lagu edeyey Durbaba Boob

0

Maamulka HirShabeelle oo ah maamulkii ugu dambeeyay ee bilaaba doorashada Golaha Shacabka ayaa maray dhabihii ay mareen maamuladii ka horreeyay.

 

ee boobka doorashada sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo ku sugan Jowhar.

Kursiga Hop033 ayaa loo xiray Murashax gaar ah kaasoo loo diiwaan geliyay ergo uu soo xushay waxaana cabasho badan muujiyay qaar kamid ah Murashaxiintii damaca kalahaa kursigaan.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleXiisad ka taagan Garowe iyo Hub Uruuris Xoog leh oo Kasocda Halkaas(Sawiro)
Next articleJeneraal Xuud iyo Madaxweyne Farmaajo oo Heshiis Gaaray