Home Wararka Somaliya Galmudug Maamulka Galmudug oo Shaaciyay in Alshabaab in Tabadan Laga Saaray Galmudug

Maamulka Galmudug oo Shaaciyay in Alshabaab in Tabadan Laga Saaray Galmudug

0

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in xooggaga Al-Shabaab laga saaray 80% gobolka Galguduud ee dalka Soomaaliya.

Ciidanka maamulka goboleedka GalMudug, iyo kuwa dowladda Soomaaliya, ayaa haatan wuxuu yoolkoodu yahay inay gacanta ku dhigaan degmada Ceelbuur.

Degmadani, ayaa ah tan ugu weyn ee uu haatan ururkaasi kaga sugan yahay gobolka.

Galguduud, ayaa kamid ahayd gobollada ay ku xoog badnaayeen ururka Al-Shabaab, xiliyadii ugu dambeeyey lagu hayey duullaan xooggan.

Guddoomiyaha Galguduud Cilmi Cali Cabdi (Cilmi-Ganey), ayaa carabka ku dhuftay in haatan ciidamada ay ku hawlan yihiin, sidii ay uga bixin lahaayeen Alshabaab deegaanada ku xeeran Xarardheere.

Ad
Previous articleWAR DEG DEG AH: Odayaashi Beesha reer Xaaji saleebaan ee Alshabaab dhawaan utagay oo Xukun Adag lagu Riday
Next articleGalmudug oo Deeq Gargaar ah Gaarsiisay Magaalada Xarardheere oo Dhawaan Alshabaab laga Saaray(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here