Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo Deeq Gargaar ah Gaarsiisay Magaalada Xarardheere oo Dhawaan Alshabaab laga...

Galmudug oo Deeq Gargaar ah Gaarsiisay Magaalada Xarardheere oo Dhawaan Alshabaab laga Saaray(Sawiro)

0

Xarardheere: gargaarkii ugu horeeyay ee ka kooban nuucyada raashinka ayuu Maamulka Galmudug maanta gaarsiiyay qoysaska dib ugu soo laabtay Degmadaasi.

Dadkan oo u badan waayeel iyo danyar ayay gargaarka la siiyay goobjoog ka ahaayeen Masuuliyiinta Degmada, saraakiisha Ciidamada iyo xubno ka tirsan xukuumadda.

Madaxweynaha Galmudug QoorQoor oo mudo bil ku dhaw ku sugan furinta hore ayaa amray in gargaarkan la gaarsiiyo qoysaskan duruufaysan oo uu xaalada haysato indhihiisa ku arkay.

Ad
Previous articleMaamulka Galmudug oo Shaaciyay in Alshabaab in Tabadan Laga Saaray Galmudug
Next articleAxmed Macallin Fiqi oo u jawaabay Afhayeenka Al-Shabaab (Cali Dheer oo shalay ka hadlay dagaalka dhaqaale ee ay kala kulmeen dowladda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here