Maamulka magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada dowlada Galmudug ayaa digniino ku aadan sugida amniga Caasimada soo saaray.
Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasada maagalada Dhuusamareeb mudane Abdi Hashi Arole ayaa soo saaray amaradan kadhanka ah dadka ganacsatada ah ee leh guryaha lakiraysto,musharixiinta imaanaya Caasimada,iyo sida loo sugayo guud ahaan amniga Dhuusamareeb.
Ad