Home Wararka Somaliya Somaliland Liiska Musharaxiinta Aqalka sare ee Goballada Waqooyi oo la Soo saaray

Liiska Musharaxiinta Aqalka sare ee Goballada Waqooyi oo la Soo saaray

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa liiska musharraxiinta xildhibaannada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi ( Somaliland) ka guddoomay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed.

Gudoomiye cabdi xaashi ma jiro cid ku haysata Kursiga, waxuuna utaaganyahay  kursigiisa, sidoo kale Liiskaan waxaa ka Soo Muuqday Wasiir Dubbe iyo ibraahim iidle Suleymaan.

Sidoo kale Xubnaha Liiska Laga saaray waxaa ka mid ah Ayuub ismaaciil oo Taageere u ahaa Madaxweyne Farmaajo.

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo Shuruudo adag ku xiray Xalka Labada dhinac
Next articleWasaaradda Amniga Soomaaliya oo amray in Banaanbax ay dhigaan Qoyska ikraan Tahliil Faarax

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here