Home Wararka Maanta Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo amray in Banaanbax ay dhigaan Qoyska ikraan Tahliil...

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo amray in Banaanbax ay dhigaan Qoyska ikraan Tahliil Faarax

0

Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdullahi Mohamed Nuur oo la Kulmay Qoyska Ikraan Tahliil Faraax Ayaa Sheegay inay Wasaaradda Amniga Soomaaliya ay fasaxday Banaanbax Nabadeed oo Ehelka ikraan Tahliil Faarax, kaas oo ay ku dalbanayaan Cadaalad.

Wasiir Cabdullaahi ayaa faray Hay’adaha Amniga in ay sugaan Amniga dadka Banaanbaxaya waxuuna sheegay in cid allaala iyo cidii ka Hortimaada Banaanbaxaas in ay u aqoonsan doonaan Sida Alshabaab oo kale.

waxuu sheegay in Maamulka Gobalka Banaadir  ay kala shaqeyn doonaan Banaanbaxaas nabadeed oo cadaalada loogu raadinayo ikraan Tahliil Faarax.

Ad
Previous articleLiiska Musharaxiinta Aqalka sare ee Goballada Waqooyi oo la Soo saaray
Next articleShir Looga hadlayay Bixitaanka Ciidamada AMISOM oo Muqdisho ka furmay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here