Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Labadii Sarkaal oo Cali Jeyte Dacweeyey oo Muqdisho looga Yeeray

Labadii Sarkaal oo Cali Jeyte Dacweeyey oo Muqdisho looga Yeeray

0

Laba Sarkaal ayaa Xamar looga yeeray si wax looga waydiiyo 3qarax ee 3-dii Bishaan Beledweyne ka dhacay.

Waxaa Muqdisho looga yeeray Madax Qaybeedyada NISA iyo Booliska ee gobolka Hiiraan waxaana la filayaa in wax laga qaydiindoono wixii ka dhacay Lama-galaay.

Arrintaani waxay timid ka gadaal markii G. Cali Jeyte uu shalay ee dayn u jeediyay masuuliyiintaan la sheegay in loo yeeray, lama oga haddii ay eediisu xariir la leedahay u yeeristooda.

Xildhibaan Aamiin Jeesoow ayaa eedaynta Jeyte ganafka ku dhiftay sheegayna in uu Jeyte iska hadlay.

 

Ad
Previous articleHowlgalo Culus Oo Ka Socda Beledweyn Oo Lagu Soo Qabtay Xubno Shabaab Ah
Next articleWAR DEG DEG AH: Ciidamada Amniga Galmudug oo Gacanta Gaari Qaraxyo ku Rarnaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here