Home Wararka Maanta Laba Wasiir oo caan ka ahaa Soomaaliya oo Maanta Geeriyooday

Laba Wasiir oo caan ka ahaa Soomaaliya oo Maanta Geeriyooday

0

Alle ha u naxariisto waxaa Maanta geeriyooday Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada DFS Soomaaliya Khadra Bashiir oo la Sheegay in Maalmihii la Soo dhaafay ay ku xanuusanayay Dalka Mareykanka.

Lama Sheegin xanuunka ay u geeriyootay Balase waxaa la Soo Wariyay oo kaliya Geerida Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Waxbarashada JFS.

Dhinaca kale waxaa Maanta Magaalada Hargeysa ee Somaliland ku geeriyooday Wasiirkii Hore ee Waxbarashada Somaliland Xasan Xaaji Maxamuud Warsame (Xasan-Garweyne).

Waana laba Wasiir waxbarasho oo Somaliland iyo Somaaliya ka Soo kala shaqeeyay labaduna Maanta Ayay geeriyoodeen.

Ad
Previous articleMaraykanka oo abaal marin guddoonsiiyay askartii ka qeyb qaadatay dagaalkii 1993 Muqdisho ka dhacay
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo ka Hadlay Geerida Wasiirkii Hore ee Waxbarashada Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here