Home Wararka Somaliya Galmudug Laba Kursi oo ka mid noqonaya Golaha Shacabka oo Biri lagu dooranaya...

Laba Kursi oo ka mid noqonaya Golaha Shacabka oo Biri lagu dooranaya Dhuusamareeb

0

Guddiga doorashada maamulka Galmudug ayaa shaaciyay in maalinta berri ay qaban doonaan doorashada labo kursi oo ay ku tartami doonaan Musharaxiinta doorashada Xildhibaanada golaha shacabka.

Labada Kursi mid ka mid ah waxaa hadda doonaya in uu qaato taliyaha KMG ah ee NISA oo maalmihii lasoo dhaafay uu ka taagnaa buuq xooggan oo ka dhashay habka loo maamulay kursigaasi.

Kursiga labaad ayaa lagu waddaa in uu kusoo baxo Xuseen Iidow kaasoo ku fadhiyay afartii Sano ee lasoo dhaafay.

Ad
Previous articleDeg Deg Mahad Cabdalla Cawad oo Lagu doortay Caasimada Galmudug
Next articleMaxaad ka taqaanaa Labada Kursi ee maanta lagu doortay Dhuusamareeb ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here