Home Wararka Maanta Deg Deg Mahad Cabdalla Cawad oo Lagu doortay Caasimada Galmudug

Deg Deg Mahad Cabdalla Cawad oo Lagu doortay Caasimada Galmudug

0

Gudoomiye Ku xigeenka Golaha Shacabka JFS Mudane, Mahad Cabdalle Cawed Goor dhaw Lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug Gudoomiye Cawad ayaa helay 84 cod, Halka  Marwo Shukri Cali Faarax, aysan Helin wax cod ah

Sidoo kale Guddiga Doorashada Ayaa sheegay in ay xumaadeen 17 cod.

doorashada ayaana aheyd qarsoodi

Gudoomiyaha Gudiga doorashada Galmudug, ayaa ku dhawaaqay in Mudane, Mahad Cabdalle Cawad, yahay , mudanaha ku guuleystay kursiga HOP104.

Ad
Previous articleDoorashada Kursiga Xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad oo Dhuusamareeb ka bilaabatay (Sawiro)
Next articleLaba Kursi oo ka mid noqonaya Golaha Shacabka oo Biri lagu dooranaya Dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here