Guddiga doorashada iyo xuduudaha ee Kenya, ayaa laba garab u kala qeybsamay, iyadoo la sugayey in lagu dhawaaqo natiijada kama danbeysta ah ee doorashadii guud ee ka dhacday dalka Kenya.
Waxaa la sugayey ku dhawaaqista natiijada illaa iyo 03:00 galabnimo ee maanta.
Sida uu qabo sharciga Kenya, natiijada waa in lagu dhawaaqaa 16ka Ogosto
Ad